Kooxdii fulisay dilka Madaxweynihii Haiti oo la qabtay lana soo bandhigay (Sawirro)

Ciidamada booliiska dalka Haiti ayaa gacanta ku dhigay koox calooshood u shaqeestayaal ajaaniib u badnaa kuwaa oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilkii dhawaan gurigiisa loogu geestay Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moïse. Kooxdan ciidamada booliiska qabteen ayaa u badnaa kuwa taqasustay khaarijinta iyo shirqoollada dilalka, waxa ayna kooxdan u badnaayeen askar howlgab ka noqotay … Continue reading Kooxdii fulisay dilka Madaxweynihii Haiti oo la qabtay lana soo bandhigay (Sawirro)